Magacyada xubnaha iyo Beelaha ay ka soo jeedaan Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha iyo Hay’adaha madaxabannaan ee uu magacaaabay madaxweeynahu
Hargeysa(UDUB)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa shalay soo saaray dufcaddii labaad ee Xukuumaddiisa, kuwaasoo tiradoodu ahayd 44-xubnood oo isugu jira masuuliyiinta madaxda ka noqon doona qaar ka mid ah Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha iyo Hay’adaha madaxabannaan ee Dawladda. Continue Reading »




Hargeysa (UDUB)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta markii ugu horaysay si rasmi ah soo saaray digreeto uu ku dhaqan-gelinayo ogolaansho buuxa oo madaxwaynihii hore ee Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin uu ugu oggolaaday Shirkada SOMCABLE inay waddanka keeni karto Cable-ka Badda hoosteeda la soo marin doono.