Wasiirada Uu Magacaabay madaxweeyne Axmad Siilaanyo Iyo Qabaailka Ay Ka Soo Jeedaan
Wasiirada Uu Magacaabay madaxweeyne Axmad Siilaanyo Iyo Qabaailka Ay Ka Soo Jeedaan.
1. Wasaaradda Arrimaha Dibada iyo xidhiidhka caalamiga ah Dr: Maxamed Cabdilaahi Cumar: , Sacad Muse Jibriil Abokor
2. Wasiirka Arrimaha Gudaha: Dr Maxamed Cabdi Gaboose Habaryoonis, Muuse Care Damal Muuse
3. Wasaaradda Maaliyada Maxamed Xaashi Cilmi : Sacad Muuse Reer Gadiid
4. Wasaarada hawlaha guud iyo gaadiidka xuseen axmed caydiid: ARAB
5. Wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare Samsam Cabdi Aadan : Sacad Muuse Reer Axmed
6. Wasaarada qorsheynta qaranka iyo horumarinta Dr. Sacad Cali Shire Ciise Muuse, Maxamed Ciise
7. Wasaarada caafimaadka Dr.Xuseen Muxumed Maxamed: Ciidagale Abokor Muuse
8.Wasaarada gaashaandhiga Axmed Xaaji Cali Cadami Ugaaslabe
9. Wasaarada ganacsiga, warshadaha iyo dalxiiska Cabdirisaaq Khaliif Axmed, Dhulbahante
10. Wasaarada xanaanada xoolaha, deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Dr. Axmed Xaashi Odey Sacad Muuse,
11. Wasaarada boosaha iyo isgaadhsiinta Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed: Dhulbahante
12. Wasaarada cadaalada iyo garsoorka Prof. Ismaciil Muumin Aar, Samaroon:
13. Wasaarada diinta iyo awqaafta Sheekh Khaliil Claahi Axmed ARAB
14. Wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Ilhaan Maxamed Jaamac Habarjeclo
15. Wasaarada kaluumeysiga , khayraadka bada iyo maamulka dekadaha Dr. Maxamed Yaasiin Xasan, Habaryoonis Muse Cabdalle
16. Wasaarada macdanta, biyaha iyo tamarta Dr. Xuseen Cabdi Ducaale Habarjeclo
17. Wasaarada ciyaaraha, dhaliyarada iyo dhaqanka Maxamed Xashi Madar: Ciise
18. Wasaarada beeraha Prof. Faarax Cilmi Mahamoud : Samaroon,
19. Wasaarada warfaafinta C/laahi Jaamac Cismaan Ina Geel Jire, Habaryoonis, Isaxaaq,Qaasin
20. Wasaarada Duulista iyo hawada Maxamuud Xaashi Cabdi : Habarjeclo
21. Wasiir ku xigeenka waxbarashada iyo tacliinta sare Cali Xaamud Jibriil: Samaroon
22. Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha dibada Maxamed yoonis Cawaale : ARAB
23. Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha Cismaan Garaad soofe
hulbahante
24. Wasiir ku xigeenka wasaaarada hawlaha guud iyo gaadiidka Cali Cabdi Saa’iq :Tumaal
25. Wasiir ku xigeenka wasaarada maaliyada warsame Siciid Cabdi : Habaryoonis Muuse Ismaciil (Gadhweyn)
26. Wasiir ku xigeenka wasaarad caafimaadka Nimco Xuseen Qawdhan : Habaryooni Ba’dhulbahante



