Jan 20 2010

CANADA

HOGAANKA XISBIGA UDUB EE CANADA

GUDOOMIYAH XISBIGA UDUB CANADA                Mudane :      MR AHMED BAKAL

 email: ahmed_bakal@hotmail.com

GUDOOMIYE KU XIGEENK XISBIGA UDUB CANADA Mudane : MR ABDIRAZAK WABERI (SUBAGLEH)

email:awaberi@magma.ca

MEMBERS 

ADAM DOREH
FARAH JILAL
MOHAMUD TANI
HASSAN ARAYAH
ALI JAMA
DAHER WABERI
ABDI BADHAFE
HUSSEIN AHMED
DAHIR DIRIE
ABDO JAMA
ALI HASSAN HABANE
SAMATAR HOUSSEIN

We have more than 145 members others names XISBIGA UDUB CANADA members

 

@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@

Xaflad balaadhan oo lagu taageeraayo UDUB oo lagu qabtay Ottawa, Canada

watch VIDEO : http://www.awdalnews.com/Image/VTS_01_1.html

Bishii May 22keedi, 2010 waxa Magaalda Ottawa ee Canada lagu qabtay xaflad aad u balaadhan oo ay ka soo qaybgaleen dad badan oo taageersan Xibiga UDUB ee Xukunga haya oo isugu jira rag iyo dumar iyo caruur reer Somaliland ah. Xafladaas waxa lagu xusayay sanad guuradii 19naad ee xurayntii Somaliland. Gudoomiya Xisbiga UDUB iyo dad kale oo rag iyo dumarba leh ayaa goobtaas ka hadlay iyaga oo ka hadlaayey horowmarka Somaliland gaaday intii madaxweyne Rayaale iyo Kuxigeensu, Mudane Yasiin, xugunka hayeen.

Waxay ku nuuxuusadeen xorowmarka laga gaadhay xaga dhaqaalaha, tacliinta, siyaasada gudaha iyo debeda, caafimaadka, amniga gudaha, aqoonsiga Somaliland iyo sugitaaanka xuduudaha wadanka intii Xuguumadaha Madaxweyne Rayaale wadanka maamulayeen. Waxay dadku aad uga hadleen in aan loo baahnayn in dib loogu noqdo nidaamyada wadanka loo digiyey ilaa hadda. Gudoomiyaha Xisbiga UDUB ee Ottawa, Mudane Ahmed Bakaal, wuxuu dadweynihii halkaas isugu yimid u sheegay in maanta loo baahanyahay in assaaska wanaagsan ee xuguumadaha Rayaale u soo dhiseen wadanka oo horowmarka la gaadhay la sii xuujiyo isla markaasna loo baahnayn dad cusub oo ajandohoogu ku dhisan isbadal iyo sharciyo la baabiyo iyo dad xabisiyada loo taxaabo. Dadka halkaas hadaley waxay aad uga digeen in in aan loo baahnayn carqalado iska horkeena ummada reer Somaliland iyo in la dhiciseeyo horowmarka laga gaadhay aqoonsi raadinta.

Waxa lagu gabagabeeyey shirkaas balaadhan : Somaliland ha noolata, Rayaale iyo Yaasiin ha guulaystaan.

Mudane Ahmed : Gudoomiyaha UDUB, Ottawa, Canada

Mudane Abdirazak WABERI (Subagle): Gudoomiye kuxigeenaka UDUB, Ottawa, Canada

 

@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@

Fadlan waxaan ka codsanaynaa taageerayaasha xisbiga UDUB ee CANADA inaaad iska xil qaantiin ood noo soo dirtiin qaabka uu u dhisan yahay unugiina xafiiska udub iyo wixii warar ah ee aanu gaadhsiinayno baha weeynta UDUB waanad mahadsantihiin

COTACT US ::: Abdiland@gmail.com

                          www.xisbigaudub.com 

Leave a Reply