Feb
17
2012
Hargeysa (UDUB)- Madaxweynihii horre ee Somaliland ahna guddoomiyaha xisbiga UDUB Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabay ka dib markii uu in muddo ah safar ugu maqnaa waddanka Faransiiska.
Read more »
Feb
15
2012
Hargeysa (UDUB)- Wasiirkii hore ee wasaaradda duulista iyo hawadda Somaliland Ahna musharaxa xisbiga udub Md. Cali Maxamed Warancade ayaa sheegay in meel ka dhac ay tahay talaabadii ay dhawaan labadda Gole ee Guurtida iyo Wakiiladda Somaliland ku ansixiyeen in ay Somaliland ka qayb gasho shirka London isla markaana ay ku laaleen qodobo in badan dabar uga ahaa Somaliland ka qayb galka shirarka lagaga arinsanayo arimaha somaliya.
Read more »
Feb
15
2012
Warsaxaafadeed xisbiga mucaaridka ah ee Udub oo ka hadlaya imaatinta madaxweynihii hore ee JSL ayaa warsaxaafadeedkan u dhignaa sidan:– Read more »
Feb
14
2012
Lyon (UDUB)- Xoghayaha guud ee xisbiga UDUB Md. Jaamac Yaasiin Faarax, ayaa magaalada Lyon ee dalka France ka soo saaray qoraal dheer oo uu kaga hadlayo shirka London, waana kan qaoraalkaasi ee ka bogasho wanaagsan:
Read more »
Jan
06
2012
Lyon (UDUB)– Xoghayaha guud ee xisbiga Mucaaradka ah ee UDUB Jaamac Yaasiin Faarax ayaa ka hadlay khilaafka soo kala dhex galay xisbiga UDUB, waxaanu ku simaha Guddoomiyaha Axmed Yuusuf Yaasiin ku eedeeyay inuu xisbigii ka dhigay madal lagu tartansiiyo maalqabeenada.
Read more »
Jan
05
2012
London (udub) Madaxweynihii hore ee Somaliland ahna Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UDUB Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa sheegay inuu laalay go’aankii shalay garabka Axmed Yuusuf Yaasiin ay ugu doorteen murashaxa xisbigaasi. Read more »
Sep
21
2011
Date: September 19, 2011
Ujeedo: Qoraal Wadajir ah
Shir aanu isugu nimi labada Xisbi Qaran ee UCID iyo UDUB, kaas oo aanu ku falanqaynay doorashooyinka inagu soo fool-ka leh iyo Diiwaan-gelintii la khasaariyey oo loogu talo galay in lagu qabto doorashooyinka soo socda, Waxaanu isla isla qaadanay arrimahan soo socda:
Read more »
Sep
21
2011
Hargeysa(UDUB) Safiirkii hore ee Maraykanka u fadhiyay Somaliland Dr. Sacad Sheekh Cismaan Nuur, ayaa ka hadlay sida uu u arko aragtida uu Raysalwasaaraha Itoobiya Meles Zenawi u bandhigay Maraykanka ee ah in Somaliland la siiyo aqoonsi hoosaad u dhigma midka maamulka Falastiiniyiinta.
Read more »