Xoghaye Kuxigeenka
XOGHAYE KUXIGEENKA GUUD EE XISBIGA UDUB
Md.Cismaan Garaad Maxamuud Xoghaye Kuxigeenka Guud ee Xisbiga UDUB wuxuu ku dhashay magaalada Laascaanood 1937.
WAXBARASHADA
Md. Cismaan dugsiga hoose iyo ka dhexe wuxuu ka dhigtay magaalada Sheekh 1947-1954. Waxbarashada Ticliinta sare wuxuu ku qaatay Kulliyada Cadmeed ee Jamhuuriyada Yaman, 1954-1957.
XILKA IYO SHAQADA UU SOO QABTAY
1957-1958 Md. Cismaan wuxuu ka soo shaqeeyey Eastern Bank-kii Cadmeed ee Jamhuuriyadda Yaman oo uu madax ka ahaa waaxda xawaaladaha.
1958-1959 Md. Cismaan wuxuu ka soo shaqeeyey British Petroleum Company, waaxda shaqaalaha.
1960-1964 Md. Cismaan wuxuu ka mid noqday xubin Baarlamaankii Jamhuuriyadii Soomaaliya.
1965-1968 Md. Cismaan wuxuu ka noqday Mashruucii Ruushka ee dekedda Berbera Sarkaalka Xidhiidhinta iyo Isfahamka.
1971-1975 Md. Cismaan wuxuu u soo shaqeeyey Shirkad Maraykan ahayd, J. R. MC Dermott Company oo uu ka ahaa Maamule Sare Mashruucii Jucayma, Ra’sal Nuura, dalka Sucuudiga.
1976-2000 Md. Cismaan wuxuu ahaa ganacsade iskii u shaqaysta.
2001- ilaa hadda waa Xoghaye Kuxigeenka Guud ee Xisbiga UDUB, dalka Jamhuuriyadda Soomaalilaand.
AFAFKA UU KU HADLO
Afka Soomaaliga ee uu dhashay
Afka Ingiriiska oo uu fasiix ku yahay ku hadal iyo qorisba
Afka Carabiga oo uu fasiix ku yahay ku hadal iyo qorisba
WAXAAD KALA XIDHIIDHI KARTAA
Til. Guriga: 252-213-4737 Hargeysa
Til. Ururka: 252- 828-3255 Hargeysa
CURRICULUM VITA C.V
Personal Data
Name: Osman Garaad Mahamed
Date of Birth: 1937
Place of Birth: Las’anood.
Nationality: Somalilander.
I. Education Background
1947-1954 Sheikh Elementary and Intermediate School
1954-1957 Aden Collage, Aden, Republic of Yemen.
II. Work Experience
1957-1958 Eastern Bank of Aden, Head of Remittance section. Aden, Republic of Yemen.
1958-1959 British Petroleum Company, Labor section.
1960-1964 Member of the Somali Parliament Hargeisa/Mogdisho Somalia
1965-1968 Liaison Officer of Russian port Project Berbera, Somalia
1971-1975 J.R Mc Dermott Company (American Company) Ju’ayma Project Administrator Manager, Rasal-Nura, Kingdom of Saudi Arabia.
1976-2000 Personal Private Bussiness Somaliya/S/land
2001-2002 Deputy General secretary of UDUB Party, Hargaisa, Republic of Somaliland.
III. Languages
Somali: Native
English: Fluent (written and Spoken)
Arabic: Fluent (written and Spoken)
IV. Reference
Tel. Home: 252 213 4737 Hargaisa
Tel. Organisation: 252 828 3255 Hargaisa
Cumar Jaamac Faarax
