Nala soo xidhiidh

Rayigaaga noo soo dir oo xaga hoose buuxi

kadibna riix xagaay ku taalo Submit Comment

ama emilkan noogu soo dir ABDILAND@GMAIL.COM

thankĀ  you

Xisbiga Udub

Somaliland

33 Comments

  1. khadar says:

    haa waxan lahadlaya dadkan udubta ka hadlaya adeerayaal tani yaanay ben idiin sheegin tan waxaa kataliya xisbiga cadaalda iyodaryeelka e ucid ee waxba haysku daalinina

  2. wax aaan nahay arday jooga ukraine
    wax aaan ahay nin aad u taageera udub ilaa maalintii la aas aasay
    wax aaan aad ugu rajo wayn nahay in aaan doorashada ku guulaysan doono insha alla

  3. hussein ali says:

    horta waxaa fiican in runta la’isku sheego, runti waxay tahay UDUB dambe oo la dorrto iska daaye magaceega ayaaba laga xanaaqayaa oo imika waxaanu diyaarineynaa sidii aanu magaca uga badali lahayn hogaan cusubna u dooran lahayn.

  4. waxaan halkan kasalaamayaa dhamaanaba xubanaha kala duwan XISBIGA DIMUQRAADIGA UMMADA BAHOWDAY EE SOMALILAND anigoo kusalaamaya salaanata islaamaka waxaan leehaya hajiro xisbigeenu

  5. waxaan leeyahay dadka aflagaadada ku haya xibiga udub inaysan waxaba ka ogay history wadan ka waxaa layiri dumarkuba maxasuustaan xanaf tii foosha waar aan idiin bayaan shee xisbiga waxaa wata intiiii dalka u lugo beeshay

  6. sayid says:

    Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuh

    Hadaba Xisbigia UDUB Waxaa xaqiiq ah in uu yahay udub is huba dadkuna ay arkeen waxuu qabtay

    Waa Xisbi Samata Bixiye ah kana Bixiyay wadanka arimo badan oo ka jira wadama dariska

    ah uguna darantahay somalia, Marka Caqligu ha taliyo UDUBNA HADA XISBI way KA

    GUDUBtAY WAA DOWLAD EE XAMAASAD QABIILKA NA AAYIRIYA QABIIL DUGSI MALEH

    WAX UU DUMIYO MOOYANE VIVA UDUB

  7. horta marka hore waan idin salaamayaa
    intaa ka dib dee waxaan leeyahay niman yahow dee wadanka idinku mali hideen ee laa la idinla leeyahay hadii markii hore la idiin daaya dee imikana rag waa wayn noqdoo ka tanaasula sidii caruurta meesha isku qabsanmaynee hadii kale dee wax dhaca waa la arki in udub danbeba laga xanaaqin oo iskadaa hadal qaad keedabee meel ayku danbaysa la raadin doono

  8. Ahmed Ismail Abdi says:

    UDUB Waa adhaxdii dalkiyo labadii oofood
    Kulmiyehan daba ooriyaana adhi kaliitaaye.

    UDUB waa xisbiga kaliya ee qaaday dhamaanba bulshada Somaliland.
    Waa xisbiga kaliya ee aanay cidi, beeli, gobol, kooxi, gaar usheegan.
    Waa xisbi maskax qoto dheer oo kasoo maaxatey ruug cadaa siyasadeed
    (Marxuum Cigaal) kasoo maaxatey. Maaha xisbi maalmo gudahood lagu
    abuurey sida Kulmiye oo deg degii lagu abuurey geeridii Cigaal ilaa maanta
    kasoo kaban waayay.

    UDUB maaha xisbi u abtiriya Somaliland, balse waa xisbiga isku haya Somaliland.

    Somaliland Forever
    UDUB for sure

  9. ucid says:

    Abihiin iyo uduba !!!! tuug yahay is urursatay ee xoolaha umada ku mamtay.

  10. maxamed arsenal says:
    marka hore salaan waxaa aan salaan aad iyo aad u balaadhan u dirayaa dhamaan howl wadeenada sitkan
    ku fara yaraystay waxaanan leeyahay congratulation ha ka daalina
    hawshan aad sida geesinimada ah u gudanaysaan xisbiga udub waa xisbi cadaaliya oo u wada siman dhamaan bahwaynta udub meelkasta
    ha joogeene waa xisbi ku caan baxay kala dambayn,qadarin,iyo soo dhawayn aad u fiican oo aad kala kulmayso madaxda xisbiga hadaba
    hadii aynu yar dul istaagno xisbiga udub waxaa la tartamaya oo doorasho kula jiraa waa xisbiga kulmiye iyo xibiga ucid maanta waynu la wada soconaa dhamaan madaxda
    xisbiyadaas ee u tartamaya hogaanka jamuuriyada soomalailand waxaan odhan karaa labada xisbi ee la tartamayaba in aanay garab istaagi karin xisbiga udub dhinac kasta hadaynu ka eegno
    anuu waxaan qabaa in uu doorashada ku guulaysan doono xisbiga udub hadii ALLEH YIDHAA…….

  11. nimcaan barca says:

    ASC dhamaan waxaan salamaya umada muslimiinta meel kaste ha jogaane waxaan si gaara u sii salamayaa umada reer somaliland dhamaantood.

    salaan ka dib waaxaan aad ujeclaystay inaan halkan ku cabiro fikirkaan ka qabo xisbigan hada talada haya ee UDUB madaama uu yahay web iyagu samaysteen oo aad u fiican rayigaagana aad ku sheegan karto.

    waxaan jeclaan lahaa inaan halkan ku cadeeyo inaydaan wax qabad ku haynin aan idinku doorano mar labaad.
    waxaan aad idiinka codsanaynaa inaad noo fududaysaan in doorasho dhacdo si aanu idiinka fotayno una footayno xisbiga KULMIYE oo ah xisbiga kaliya ee ku hagi kara tubta toosan ee UDUB ku fashilantay .
    NA DHAAFA WAX YEELADIINA NA DHAAFA HOOY HOOY NADHAAFA

  12. Guul Somalilandbaa leh, Guul Udubaa leh, ilahaybaa mahadleh.

    Marka hore wan idin Salaamay akhyaartaa iyo hawl wadeenaadaa websiteka Xisbiwaynaha Udub; Wadnaa mahadsantiihiin.

    Codsii waxan idinkaa codsanaayaa ama idinkaa codsanaynaa hadii aanu nahay taageerayaashaa Xisbiga Udub Magacyada iyo shaxda Golaha Dhexe ee xisbiga; wayo magacyadaa aad ku qorteen golaha dhexe ee xisbiga waxa ku jiraa ragaa geeriyoodey iyo kuwaa siyaasadaa kaa fadhiistay iyo kuwaa barnaamujkaa siyaasadeedka wanaagsan ee xisbigaa laa jan qaadi kariwaayeey kunaa biiray xisbiyada mucaaradka ah.

    Mahadsanidiin

    Guul guul guul iyo horumar Somaliland iyo Udubaa leh

  13. Mohamed Mousa says:

    Waxan ahay muwaadin Somaliland ah oo ku mudo badan nool qurbaha. Mar an Akhrisanayay barnaamijka UDUB qaybta Siyaasada Debeda waxan ka fikiray wax loogu sheegi waayey taageerayaasha UDUB ee qurbaha ku nool.

    Mahadsanid

    M.Mousa

  14. ADAN AYDIID says:

    OO IMINKA ILAHAY AYAAN IDINKU DHJAARSHEE RIYAALOW IYO AHMED YUSUF AYSIIN MA COD AYAAD NAGA RABTAAN KII AAN IDIIN CUDEEYEY AYAAN WALAHY ISKU CIIL KAABIYA WAXAAN IDINKA CODSAN LAHA MEESHA QAJILA OO YAAC PLZ LAYDIN DOORAN AMAYEE

  15. c/raxmaan muuse cayanan says:

    sidaan qabo ama ay ila tahay waxaan u malaynaa ina sanadkan laga guulaysan doono xisibiga talada haya ee udub marka aan eegay dhaqdhaqaaqa dhalinyarda gobolka Awdal
    kaas oo ay kada soo hor jedaan xisibiga markaan isku dayayey inaan wax ka ogaado
    cabashadaas waa iyaga oo dhaleecaynaya xisbigaas anan waydiiyey hadii waxa laga qabto
    dhalecayntaas wax ma iska kiin badalyaa wax badan ayaan ka soo ogaaday dhalinyarada
    reer Awdal markaa wxaan leeyahay xisbiga dib ha loo soxo cabashooyinkaas
    madaama halkaas aad cod badan ku segaysaan
    ALLA MAHAD LE

  16. Abdilahi Hassan says:

    Aniga oo ah muwaadin reer somaliland ah waxaan leeyahay qofwalowba waxaad ku raacayso ee ad ugu codaynayso xisbi aad uga fiirso.
    waxaan aaminsanahay inaanay xisbiyadu isku mid ahayn, xisbiga UDUBna uu helayo doortana aan leeyahay maxaa yeelay hada waxaa lataagan yahay waqtigii aqoonsiga,

    albaabadii badnaa ee uu ku daalay madaxwaynuhu ay inaga furi lahaayeen ee layna aqoonsanlahaa markaa dalcad baynu saaranee dalcadaasuun horta ma dhaafnaa waxiikale haynoo dambeeyeene.
    Taageerayaasha KULMIYEna mid baan odhan lahaa dawladiisu waa mid macaa waashmaanadii magacaabatay markaa taa waxan u arkaa mid afganbi ah dad wada cusubina waxba ma wadi karaan. ta UCID na waxaan odhan lahaa horta aynu aqoonsi helno e mudo iska sug aduu waad sugi karaysaaye,

    ”MARKAA DHALINYARADA WAXAAN LEEYAHAY DHALINYAROOY KUWA AQOONSIGA KA FAA’IDAYA EE UGU BADANI WAA IDINKEE YAAN LAYDINKU BEER LAXAWSAN ISBEDELBAAN DOONAYNAA”

  17. mustafe naasir says:

    waxaan ahay daageerayaasha udub waxaan leeyay ({(HANOOLAATO UDUB)} la aanteed majoogi karno

  18. mustafe naasir says:

    Hadanay UDUB jirin aaduunka majoo geen UDUB La aanteed aduunyada majoogneen aaminayoo adeecee axdigayga ahaw.
    wadan ka udub ayaa talisa kana talin doonta. Waxaan odhan lahaa Soomaaliland calanka halaga badaloo haloo badalo ka ({UDUB)}

  19. c/ shakur ibrahin says:

    asc marka hore waxan salamay umada reer somaliland oo dhan meelkastoy joganba marka xigtana waxan salamay madax wayiinaha jamuuriyada somaliland iyo ku xigeen kiisaba iyo taagerayasha xisbiga udub waxan leeyahay hanoolado xisbigu insha allah imikana waa ku guulayiisan doona dooroshadani ee haka biqiina wayo waxa hogaaminayiisa khuubara dalka ayiihisa garanayo marka waxan leeyahay reer somaliland codkiina siiya xisbiga uudub wayo waa xisbiga marku dalka qabtay wax laguu fano oo ay ka mid tahay dhamaan xuduudii jamuuriyada somaliland oo dhan sugay weeyan walalaya hadaba waxad ee gtiin ninka waxa dalka uu qabanayo iyo ka qasaaya imika maliin walba kulmiye waxa uu ku hanjaba hadii uu heeli wayo dorashada dhiig baa dadani wayo waxay ina tuusayisa inuu cadawga kacanta inoo galiyo fayiisala ninkasi isagu waa kolba ka ku danbeeyo wayo kolba dhanka layiidhahdo kanbaa qaldan ayuunbu farta ku fiiqa kasiina inama wadi karayo oo hanan dawladeed ba ma laha ucid marka walaalayal waxa kastaba iska soo dhafoo gacantiina iyo qawlkiinaba ku taageera xusbiga udub waxanan leeyahay kuulayiista

  20. ibrahim says:

    walaalayaal udub waa xisbiga u qalma in la doorto markale iyo markaleba kulmiye iyo ucid waa xisbiyo aanan u qalmin xilka guusha waa udub ee u codeeya qof waliba ha u codeeyo xisbiga sharafta leh ee udub. usub ha noolaato
    http://www.khaliilmy15@hotmail.com

  21. hussein says:

    ha noolaato udub hambalyo hambalyo

  22. xaq u dirir says:

    waxaan salamayaa dhamaan shacabka reer somaliland wxaan kusoo dha weynayaa dhoorasho xor ah oo u dhacda si nabadgelya ah iyo si dimuquraadi ah sida wadamada caalamka oky somaali weeyna waxaan u rajaneenayaa iney isu timaado oy wax wada dhisato sida somaliland oo kale

    aniga oo ah wiil somaliyeed waxaad jeclahay inay dhacdo doorasho xor ka ah qabiil iyo nadiif ah waxaan la jeclaan lahaa inuu ku galaysto kulmiye

  23. siciid digaale cawaale suqaar says:

    halkan waxan ka salamya dhaman inta tagerta xiisbiga udub marka xiigta waxan aniku amiin sanahay markasta inu xiilka hayntono uduub ila inu alle ka dhigo moyane dahir riyale waa madax wayne nabaded markastana waxan odhanaya dahir riyalow noohay xiilka ciidkale kuma aminayno nimankan kula bara tamaya waay hadhen waxay ka hadlayan waa mel madhan haday xiilka qabtana madow ayay s/land aay galaysa marka udub ha nolato hana jirto

  24. mahdi says:

    maahmah ayaa tidhaa ninkaad kabo ka tolani kuwiisaa la eegaa, ama hadii ri ay dub leedahay dabadeeda ayey ku qarin lahayd. hadii doorasho Riyaale wax u tari tii hore muxuu ka hayaa haba yaraatee muxuu ka qabtay wadada gurigiisa hormarta mise waaba tu Dilla ama ceerigaabo u usameeyeeeee….

  25. Tageero kulmiye says:

    waxaan salaan guud u dirayaa dhamaan shacab weynaha reer somaliland gaar ahaan waxaan si gaara u sii salaamayaa Tageerayaasha xisbiga udub

    waxaan ahlkan ka hanbalyeeynayaa ciidanka iyo policeka togdheer oo muujiyey xilkasnimo dheraada gacantana ku soo dhigay agagixiso caalamiye oo u jedadoodu ahayd inay carqalad ku abuuraan bahweynta reer somalilnad guud ahaan

    waxaan iyagana salaan aad u sareeysa hawada usoo marinayaa Dadweynaaha Reer Burco ee sida aad ka u wacan ula soo socodsiiyey ciidanka isla markaana ka qayb qaatay gacan buuxdana ka siiyey ciidanka sidii loo qaban lahaa argagixisada caalamiga

  26. cabdinajiib says:

    marka hore waan idiin salamayaa salaan kadib anigu wax aan taageerayaa xisbiga udub waana xisbiga kaliya ee cadaalad iyo sinaan ku hagi kara umada waadna mahadsantihiin

  27. asma says:

    waxaan ka salaamyaa halkan dhaman taageerayaasha xisbiga udub
    salaan ka dib xisbiga udub waa xisbioga kaliya ee maanta ku haboon inuu sii hayo talad adalka iyo hogaaminta dadka reer somaliland

    inshaa allaahna dhawaan somaliland waxay noqon dal la aqoonsado

    somaliland ha waarto cadawgeedu ha jabo

  28. ABDIFATAH says:

    ABDIFATAH HASSAN ABOKOR..waxaaan dalkayga iyo dadkayba u rajaynayaaa in ilaaahay doorashadan sharkeeda ka badbaadiyo khyrkeeedana ugu badalo nabad iyo hugaaan cusub iyo isbadal khayr leh oo wanaag san udubna 26 june ilaahay usoo khatimo
    isha allah yaaa rabi

  29. cishqi says:

    ha akhriyin

    walaala yaal udub waa xisbi qaran waa rag hawlkara oo dalka in badan soomaamulayaya taariikhda indhaha la iskama qabto waa rag wax tar leh waa rag muwaadiniina waa geesiyaal waa halyayo ilaahay ha inoo daayo. waaraga doorashada qabanaya waa raga ku wiihore qabtay waa raga dalak xukuma waara hadii lahga helo hambal yayn doona..

  30. munira says:

    walalkey cishqi ad ayan ku salamey ninwaxad tahay waxa garad ah. Walaahi waxan leyahay dadkan qabil qabil usocda inayna nabad wadin ama wanag sida nacas kaan jaamac xasshi s/land.
    waxan leyey nabada DAAHIR REYALE WAXA DHAMA MAJIRO.

  31. malika says:

    run mise been udub ayaa jirta jirina doonta insha allah
    waa xisbiga kaliya ee aan qabyaalad kudhisnayn taana ishaa
    macalin u ah fariidna og yahay nacasna looma sheego….

    insha allah guul.

  32. Asma says:

    Asalamu calykum Waraxmatulahi wa barakatuhu dhamaan Akhyaarta oodhan Anigu rayigyga waxaan odhon lahaa dawlada maanta jirta waxay qabankaraysay way qabatay waxaa ka dhiman waaa wax ubahaan dhaqale oo ila recognition la hello inagu culus qabashadeedu markaa yaan cidna la eedayn KOW balhada cida maanta la doortay iny wax qabatana waa lays arkidoona anigu waxaaban aminsanhy in Labada xisbiye kale ka sii litaan UDUB oo UDUB ay tahy MID tusale uu ah. ASC

  33. abdi says:

    udub insh alah dib ayeey u guulaysan doontaa

Leave a Reply