Comments on: Nala soo xidhiidh

By: abdi
udub insh alah dib ayeey u guulaysan doontaa

By: Asma
Asalamu calykum Waraxmatulahi wa barakatuhu  dhamaan Akhyaarta oodhan    Anigu rayigyga waxaan odhon lahaa dawlada maanta jirta waxay qabankaraysay way qabatay waxaa ka dhiman waaa wax ubahaan dhaqale oo ila recognition la hello inagu culus qabashadeedu markaa yaan cidna la eedayn KOW balhada cida maanta la doortay iny wax qabatana waa lays arkidoona  anigu waxaaban aminsanhy in Labada xisbiye kale ka sii litaan UDUB oo UDUB ay tahy MID tusale uu ah.  ASC

By: malika
run mise been udub ayaa jirta jirina doonta insha allah

waa xisbiga kaliya ee aan qabyaalad kudhisnayn taana ishaa

macalin u ah fariidna og yahay nacasna looma sheego….

insha allah guul.

By: munira
walalkey  cishqi ad ayan ku salamey ninwaxad tahay waxa garad ah. Walaahi waxan leyahay dadkan qabil qabil usocda inayna nabad wadin ama wanag sida nacas kaan jaamac xasshi s/land.

waxan leyey nabada DAAHIR REYALE WAXA DHAMA  MAJIRO.

By: cishqi
ha akhriyin

walaala yaal udub waa xisbi qaran waa rag hawlkara oo dalka in badan soomaamulayaya taariikhda indhaha la iskama qabto waa rag wax tar leh waa rag muwaadiniina waa geesiyaal waa halyayo ilaahay ha inoo daayo. waaraga doorashada qabanaya waa raga ku wiihore qabtay waa raga dalak xukuma waara hadii lahga helo hambal yayn doona..

By: ABDIFATAH
ABDIFATAH HASSAN ABOKOR..waxaaan dalkayga iyo  dadkayba u rajaynayaaa in ilaaahay doorashadan  sharkeeda ka badbaadiyo khyrkeeedana ugu badalo  nabad iyo hugaaan cusub  iyo isbadal khayr leh oo wanaag san udubna  26 june ilaahay usoo khatimo

isha allah yaaa rabi

By: asma
waxaan ka salaamyaa halkan dhaman taageerayaasha xisbiga udub

salaan ka dib xisbiga udub waa xisbioga kaliya ee maanta ku haboon inuu sii hayo talad adalka iyo hogaaminta dadka reer somaliland

inshaa allaahna dhawaan somaliland waxay noqon dal la aqoonsado

somaliland ha waarto  cadawgeedu ha jabo

By: cabdinajiib
marka hore waan idiin salamayaa salaan kadib anigu wax aan taageerayaa xisbiga udub waana xisbiga kaliya ee cadaalad iyo sinaan ku hagi kara umada waadna mahadsantihiin

By: Tageero kulmiye
waxaan salaan guud u dirayaa dhamaan shacab weynaha reer somaliland gaar ahaan waxaan si gaara u sii  salaamayaa Tageerayaasha xisbiga udub

waxaan ahlkan ka hanbalyeeynayaa ciidanka iyo policeka togdheer oo muujiyey xilkasnimo dheraada gacantana ku soo dhigay agagixiso caalamiye oo u jedadoodu ahayd inay carqalad ku abuuraan bahweynta reer somalilnad guud ahaan

waxaan iyagana salaan aad u sareeysa hawada usoo marinayaa Dadweynaaha Reer Burco ee sida aad ka u wacan ula soo socodsiiyey ciidanka isla markaana ka qayb qaatay gacan buuxdana ka siiyey ciidanka sidii loo qaban lahaa argagixisada caalamiga

By: mahdi
maahmah ayaa tidhaa ninkaad kabo ka tolani kuwiisaa la eegaa, ama hadii ri ay dub leedahay dabadeeda ayey ku qarin lahayd. hadii doorasho Riyaale wax u tari tii hore muxuu ka hayaa haba yaraatee muxuu ka qabtay wadada gurigiisa hormarta mise waaba tu Dilla ama ceerigaabo u usameeyeeeee….