Hargaysa(UDUB)-Madaxweynihii hore ee jamhuuriyadda Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ayay saaka boqolaal ka mid ah ah shacabka reer Somaliland si weyn ugu soo dhaweeyeen,Dadkii faraha badnaa oo ay wehelinayeen masuuliyiin sarsare oo ka tirsanaa Xisbiga UDUB ayaa ku qaabiley madaxweynihii hore safaafka hore ee madaarka hortisa,
Read more SII AKHRISO »
Hargeysa (UDUB)-Xubno iskugu jira Xildhibaano, Aqoonyahano, Madaxdhaqamedyo iyo Ganacsato ayaa Xukumada Somaliland ugu baaqay in si Degdeg ah xoriyadiisa u soo Celiso, maareeyihii Shirkadda Total ee Haamaha Shiidalka Sacad Cilmi iyo xubno kale oo la xidhan, Iyaga oo sheegay in aan xadhigiisa loo marin si sharciga waafaqsan, waxa kale oo ay Xuseen in Shacabka reer Gabiley ay ku hungoobeen Xukumada jirta, iyaga oo sheegay in ay Codkii badnaa ee ay siiyeen Xukumada Siillanyo uu u keenay Xadhig, aargoosasho, iyo khilaaf siyaasadeed oo ragaadiyey Maamulkii Gabiley. Read more SII AKHRISO »
(waa niyad jab,bahdilka shacabka,waa keli talisnimo iyo burburin Somaliland howlaha ka socda Nairobi-Kenya)
Sida dad badani la socdaan waxaa maanta shir uga bilowday magaalada Nairobi ee dalka Kenya ,inta badan kooxa isku haysta dalka Soomaaliya,qaar ka mid ah,
Read more SII AKHRISO »
Hargeysa (UDUB)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa hambalyo iyo bogaadin la xidhiidha labaatan guurada ka soo wareegtay madax-bannaanida Somaliland u diray guud ahaan shacabweynaha Jamhuuriyadda Somaliland meel kasta oo ay ku sugan yihiin.
Read more SII AKHRISO »
Hargysa,(UDUB)- Waxa maanta guud ahaan dalka ka dhacay xaflado kala gadisan oo loogu dabaaldegaayay maanta oo ay ku beegnayd xuskii sanadguurada ee Somaliland,
Read more SII AKHRISO »
London,(UDUB)-Waxa caawa 7.30 fiidnimo kasoo degay garoonka caalamiga ah ee Heathrow International ee cariga Ingiriiska gaar ahaan magaalada London Mujaahid Cabdilahi Xuseen (Dhagaweyne) iyo Mujaahid Ganacsade,Maxamed Ciise (Musbaar) ,waxa garoonka soo buux dhaafiyey dadweyne ka- kala yimid London iyo aga’gaarkeeda,dadweynahii soo dhaweeyey oo isugu jirey Mujaahidiin,dhalinyaro,Haween iyo Odayaal.
Read more SII AKHRISO »
Berbera(UDAB) Cuqaal, dhalinyar iyo Aqoon yahano ka soo jeeda Gobolka Saaxil ayaa si kulul u cambaareyay badhsaabka gobolka Saaxil Ramaax talaabadii uu ku kala diray gudidii jaamacadda Culuunta badda ee Berbera, waxa kale oo ay ku eedeyeen in uu gobolkaasi ka biilaabay Aar-goosi xisbiyeysan oo uu kula kaxaynayo shacbiga Gobolka Saaxil. Read more SII AKHRISO »
Berbera(UDAB) Ciidanka Bilayska ee Berbera ee xarunta gobolka Saaxil ayaa shalay xabsiga u taxaabay Caaqil Cali Cismaan Samatar (Gawadh) oo ka mid ah madaxdhaqameedyada Gobolka Saaxil oo la sheegay inuu rasaas ooda kaga qaaday goob lagu qorayay ciidamo cusub oo ka hawlgala Ilaalada xeebaha Somaliland. Read more SII AKHRISO »