Saddexda Xisbi qaran oo shacabka Somaliland ugu baaqay in Munaasibada 18-May eey muujiyaan Midnimadooda

Hargeysa (UDUB)- Saddexda xisbi qaran ee Somaliland, ayaa maanta shacabka reer Somaliland ugu baaqay in xuska 18-ka May ay ku muujiyaan midnimada iyo wadajirka dalkooda si beesha caalamka loo gaadhsiiyo  fariinta shacabka ee ah aqoonsi caalamiya. Read more SII AKHRISO »

SOMALILAND HISTORY BY:PROF,YOUSSUF.H.ABDI

On May, 18, 1991, amid the disintegration of Somaliland’s central government, the leaders of Somali national movement (SNM). A rebel army that had fought the Somali government for nearly a decade and a group of northern traditional clan “elders” gathered in the northwestern of Somaliland town Burao had declared the independence of the republic of Somaliland.

@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@. Read more SII AKHRISO »

Xus Loo Sammeeyay Sannad-guuradII Sagaalaad ee Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal BERBERA

Berbera(UDUB)-  Xuska Sannad-guurada sagaalaad ee ka soo wareegtay geerida madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal,ayaa laba munaasibad ay iska kaashadeen shebekadda Berberanews iyo Ururka Dhallinyaradda Somedo xalay lagu qabtay Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil. Read more SII AKHRISO »

Xaqiiqada dhabta ah ee Safarkii Madaxweynaha Somaliland !!by ( Mingiste)

Madaxweynaha oo markii uu degay Calanka Somaliland ku dul istaagay,iydoo la  wada ogyahay in KELMADA TOWXIIDKU ku qaran yahay,ma aqoon daraa mise waa isbedekii Kulmiye dadka iyo dalka u balan qaaday). Read more SII AKHRISO »

Wax yeeladii Xukuumada Somaliland 3 bilood ee ugu dambeeyey Jan-March 2011 by Mingiste

Qaybtii 2aad.                     

Runtii waa wax lala yaabo,  laga xishoodo  qoraalka ka soo baxay Xukuumada Somaaliland ,ee cinwaankiisu ahaa  wax qabadkii Xukuumada Somaliland Jan-March 20011. Read more SII AKHRISO »

Kooxaha ay ka kooban tahay Dowlada Somaliland!by Mingiste

Haddii aad fahansantahay Dowlada dalka Somaliland  ka jirta xilligan  inta kooxood ee  ku bahawday,ay isugu jirto ,markaa way dhib yaraanaysaa in aad fahanto waxay  qaban karto , Read more SII AKHRISO »

Baaq XISBIGA UDUB

Xisbiga UDUB
Ref:- UDUB/XGK/F-2-1147 Date: April 4, 2011
KU: Madaxweynaha JSL. Read more SII AKHRISO »

Soo Dhawaynta Wasiirkii hore ee duulista iyo hawada oo Maanta aad looga dareemay magaalada Hargysa

Hargysa,(UDUB) Waxa maanta si diiran magaalada Hargysa loogu soo dhaweeyay wasiirkii hore ee duulista iyo hawada Mudane Cali Maxamed Warancadde, oo ka soo laabtay socdaal dheer oo xaga dhulka ah oo uu ku tagay dalka Koonfurta Sudan.

Read more SII AKHRISO »