Wax yeeladii Xukuumada Somaliland 3 bilood ee ugu dambeeyey Jan-March 2011 by Mingiste

Qaybtii 2aad.                     

Runtii waa wax lala yaabo,  laga xishoodo  qoraalka ka soo baxay Xukuumada Somaaliland ,ee cinwaankiisu ahaa  wax qabadkii Xukuumada Somaliland Jan-March 20011. Read more SII AKHRISO »

Kooxaha ay ka kooban tahay Dowlada Somaliland!by Mingiste

Haddii aad fahansantahay Dowlada dalka Somaliland  ka jirta xilligan  inta kooxood ee  ku bahawday,ay isugu jirto ,markaa way dhib yaraanaysaa in aad fahanto waxay  qaban karto , Read more SII AKHRISO »

Baaq XISBIGA UDUB

Xisbiga UDUB
Ref:- UDUB/XGK/F-2-1147 Date: April 4, 2011
KU: Madaxweynaha JSL. Read more SII AKHRISO »

Soo Dhawaynta Wasiirkii hore ee duulista iyo hawada oo Maanta aad looga dareemay magaalada Hargysa

Hargysa,(UDUB) Waxa maanta si diiran magaalada Hargysa loogu soo dhaweeyay wasiirkii hore ee duulista iyo hawada Mudane Cali Maxamed Warancadde, oo ka soo laabtay socdaal dheer oo xaga dhulka ah oo uu ku tagay dalka Koonfurta Sudan.

Read more SII AKHRISO »

Soyaalka Taariikheed ee Dhacdooyinkii Dastuurka Somaliland iyo Haldoorka maanta ka talo bixinta ee Ururada Siyaasadeed

Xisbiga UDUB
Date: 23 March 2011
Soyaalka Taariikheed ee Dhacdooyinkii Dastuurka Somaliland iyo Haldoorka maanta ka talo bixinta ee Ururada Siyaasadeed
Hal-xidhaalaha Maanta : (Yaa Labeeyey 60 kii oo liibaaney). Read more SII AKHRISO »

Afhayeenka Xisbiga UDUB Mujaahid Cali (Cali Guray) Oo Ka waramaya xaalada soomaliland ku sugantahay xiligan

Hargeysa(UDUB)Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee UDUB Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa hogaamiyeyaashii urur siyaasadeedkii Qaran ku tilmaamay inay yihiin Masuuliyiin damacoodii siyaasadeed ee furashada ururada Siyaasada ku doorsaday xilal laga siiyey xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Read more SII AKHRISO »

Furista   Xisbiyo badan looma baahna xilligan ,laakiin Dowlada ayaa dano gaar ah ka leh !!

“Runtu waxay tahay Somaliland,ma awoodo,tamarna uma hayso  furista  Xisbiyada  badan xilligan ee dano yar yar oo  gaar ahi  yaanay  inaga duminina wixii aynu ku soo tabacnay mudada dheer”. Read more SII AKHRISO »

Digniin culus by (Mingiste)

                   (Digniin culus)
(Haddii aad tixgelisaan shuruucda wadanka,waan tixgelinayaa,haddii aad indho adkaan,dafiraad iyo been abuur ku shaqaysaana waxaad maqli doontaan warar aydaan ku farxi doonin)
Ku: Golayaasha Sharci dejinta Somaliland. Read more SII AKHRISO »